Muuse Suudi: “Farmaajo ayaa qaadaya Mas’uuliyadda dadka lagu xasuuqay Gololey”

Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamanka Somalia ayaa ka hadlay dil wadareed dhawaan ka dhacay degaanka Gololey ee dagmada Balcad. Rag ku lebisnaa dareyska ciidanka DF oo wejiyada soo qarsaday gaari nooca dagaalka ahna la socday ayaa nolosha ku watay ka dibna laayey  8 qof oo ka shaqeynayay xarun Caafimaad … Continue reading Muuse Suudi: “Farmaajo ayaa qaadaya Mas’uuliyadda dadka lagu xasuuqay Gololey”